Hambalyo Meher; Mudane Xasan Maal Dhidar Iyo Marwo Nimco Raygal Cawaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher; Mudane Xasan Maal Dhidar Iyo Marwo Nimco Raygal Cawaale.
March 6, 2020 - Written by Editor:

Hambalyo Meher Oo Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Dhamaan Akhyaartani Waxey Dhambaal Hambalyo Hawada u Marinayaan Meherka Xasan Maal Dhidar.

Musatafe Cabdi Maxamed(Janaale),Cabdiqani Xuseen Baynax,Cali Jaamac Maxamed,Cabdishakuur Xaaji Muxumed(heersare),Cabdifataax Ismaaciil Mursal,Maxamed Siciid Cabdilaahi(Xarago),Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),Maxamed Cumar Cabdi(Ciro), Cabdiqani Cabdilaahi Axmed(Asparo),Cumar Maxamed Faarax,Rashiid Cali Sheekh Maxamed,Kayse Axmed Digaale, Maxamed Cabdi Curad,Xuseen Cabdilaahi Deeqsi,Maxamed Ibraahim(Sagax),Cabdirisaaq Cismaan Ismaaciil,Maxamed Xuseen Cali Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi.

Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambal iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Xasan Maal Dhidar Iyo Nimco raygal Cawaale. oo

Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeysa Waxaanay Leeyihiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Anaguna Waxaanu Leenahay Allaha ha idinka Aqbalo.

Aamiin Aamiin Aamin.

Waxa kale oo Hambalyo Taa Lamid ah U Diraya

Abwaan Sakariye Saxardiid Axmed(Awaare),Nuux Muuse Birjeeb Xildhibaan,Cabdixakiin Maxamuud Xasan, Ibraahin Yusuf Rooble,Maxamuud Garaad Maxamed, Suldaan Xasan Maxamed Cabdiraxman, Garyaqaaan Jaamac Cilmi Xaashi,Xildhibaan Nuuradin Cabdiraxmaan Ibrahim, Xildhibaan Sakariye Aadan Muuse, Caaqil Maxamuud Cabdi diiriye, Maxamed Cilmi Dhimbiil, Siyaad Axmed -Nuur Aw Jibriil, Cabdicasiis Daahir Barkhadle, Deeq Cabdi Axmed, Axmed Xaaji Maxamuud, Ismaacil Axmed Nuur, Garsoore Xasan Axmed-Nuur Aw Jibriil, Xuseen Cabdi Axmed, Cali Cantar , Cismaan Kalash, Cabdishakur Jamac Cabdi (Shiine), Maxamed Jamac Cilmi, Maxamed Aadan Maxamed (XIDIG), C/laahi Aw Aadan Ismaaciil, Maxamed Daahir Cilmi,Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim, Cismaan Saleebaan Bootaan, Caaqil Xasan Khaliif hoori.Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la

soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Xasan Maal Dhidar iyo Nimco Raygal Cawaale oo Toddobaadkan Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews