Warbixin kooban Oo Ka Hadlaysa Coronavirus-ka COVID-19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbixin kooban Oo Ka Hadlaysa Coronavirus-ka COVID-19.
March 13, 2020 - Written by Editor:

Coronavirus-ka Cusub Malaha  Calaamadaha  Lagu Garto  Cudurka Dhowrka Maalmood  Ee Ugu Horeeya

SIDEE QOFKU KU OGAAN KARAA INNUU CUDURKA QABO?

Waqtiga ay qandho ama qufaco oo ay booqdaan  xarumaha caafimaadka halka ugu dhow,

sanbabadu badanaa 50% waa Fibrosis waana goor dambe.

Tijaabo ama is hubin sahlan  oo  subax walba qofku samayn karo. Si uu u agaado badqabka sambabasiisa Wana sidsida.

1;Neef dheer qaado oo neeftaada hay wax ka badan 10 dawiiqo. Haddii aad si guul leh u dhammaystirto adiga oo aan qufacin , adkaysana  neefta taasi  waxay caddaynaysaa inaan sambabka wax cudura ku jirin.

TAllO BIXIN

Tallo aad u wanaagsan oo dhakhaatiirta reer Japan ah oo daaweysa kiisaska COVID-19: ayaa waxa odhanaysaa sidan.

1;Qof walbaa waa inuu hubiyaa in afkaaga & cunahaagu qoyaan yihiin, kuna illaalisid qoyaanka.

2;Qaado xoogaa kabasho biyo ah 15 daqiiqo kasta ugu yaraan.

Sababta oo ah ? haddii fayrasku afkaaga galo, biyo la cabbo ama cabitaanno kale iyagaa  kaaa maydhi doona hungurigaaga  iyo afkaaga gayna doona caloosha  viruska . Mar haddii fayrusku calooshaada galo asidha calooshu  waxay dili doontaa fayraska oo dhan.

Haddii aadan cabin biyo kugu filan, fayrasku wuxuu geli karaa neefmareenada iyo sambabbadaada. Taasi waa mid aad u khatar badan.

Dr; Axmed Muuse Ibrahim,

medical protection Coordinator, MOHD,

 

COMMENTS
LINKS