DAAWO;-Abwaan Qaran Jire Oo Maanso Cajiib Ah Ku Cabiray Sida Somalida Dhaqankii Suubanaa Uga Tagtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Qaran Jire Oo Maanso Cajiib Ah Ku Cabiray Sida Somalida Dhaqankii Suubanaa Uga Tagtay.
March 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Axmed Kayse Aadan Ismaaciil (Qaran Jire) oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa maanso ku cabiray sida somalidu uga baydhay dhaqankii suubaa ee ay lahayd

Sidoo kale Abwaan Qaran Jire ayaa  maanso lamagac Baxday HIIL DHAQAN  ku fariimeeyay Bulshada qaybaheeda kala duwan sida dayartii uga tagay dhaqankii suubaanaa ee diinteenu inoo sheegtay taasi oo khatar ku ah mustaqbalka dayarta reer Somaliland/

HALKAN KAGA BOGO GABAY ABWAAN QARAN JIRE OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS