DAAWO;-“Ciyaalka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Somaliland Way Jirtaa Wayna Jiri Doontaa”Eng Faysal Cali Waraabe, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“Ciyaalka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Somaliland Way Jirtaa Wayna Jiri Doontaa”Eng Faysal Cali Waraabe,
March 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal Cali Waraabe ayaa jawaao kulul siiyay maamulka muqdisho iyo garoowe

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa soo dhaweeyay talaabada fadhiga deg deg ah lays kugu yeedhay golaha wakiilada si ay u ansixiyaan labada xubnood ee komishanka ee xisbiyada mucaarida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS