DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Lagu Banaynayo Biyo Mareenada . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Lagu Banaynayo Biyo Mareenada .
March 24, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W.N)-Maamulka degmada tog wajaale ee Gobolka gabiley ayaa saaka sameeyay olole nadaafadeed iyo banaynta biyo marenada magaalada si looga diyaar garoobo roobabka oo ka curtay guud ahaan dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS