DAAWO;-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Kaydinta Calafka Xoolaha Ee Mashruuca Banka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Kaydinta Calafka Xoolaha Ee Mashruuca Banka Wajaale.
March 24, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaa iyo kaluumaysiga somaliland Siciid Sulub iyo xubno kasoca wasaarada ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta kaydinta calafka xoolaha ee laga hirgalinayo mashruuca banka tog  wajaale ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS