WAJAALE NEWS

Maayarka Gabiley Oo Qaabiley Dhigiisa Magaalada Islington Ee Dalka Ingiriiska Oo Booqasho Ku Timid Somaliland.

Gabiley ((W,N))-Maayarka Magaalada Gabiley Md: Maxmed Amiin Cumar Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Mayorka Magaalada Islington Ee alka Ingiriiska Mrs. Rakia oo booqasho ku joogta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version