“Marfashyada Qaadka Hala Xidho,Yaanay Jirin Meel Ay Dadku Iskugu Yimadaan “Wasiirka Arrimaha Gudaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Marfashyada Qaadka Hala Xidho,Yaanay Jirin Meel Ay Dadku Iskugu Yimadaan “Wasiirka Arrimaha Gudaha.
March 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ee dhawaan madaxwayne biixi magacaabay ayaa amaro kale oo culus dul dhigay bulsada kuwaasi oo ay ku sheegeen in aan xataa lays kugu iman karin marfashyada lagu qaliyo

HALAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS