WAJAALE NEWS

Xukuumada Madaxwayne farmaajo Oo Dafiray Amaro Hore Ay Udul-dhigtay Madaxwaynihii Hore Somaliya Sheekh Shariif.

MUQDISHO(W,N)- Wasarada Arimaha Gudaha Somaliya ayaa Soo saartay qoraal ay beeninayso warar hore uga soo baxay xukuumada madaxwayne farmaajo oo lagu beegsanayay madaxwaynihii hore ee somaliland shariif xasan sheekh axmed

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA ARIMAHA GUDAHA SOMALIYA;

 

Exit mobile version