DAAWO;-Warshad Geedka Garan Waaga Ka Samaynaysa Dhuxul Oo Laga Hirgaliyay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warshad Geedka Garan Waaga Ka Samaynaysa Dhuxul Oo Laga Hirgaliyay Somaliland.
March 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiiro xukuumada Somaliland katirsan ayaa buuqday warshad cusub oo geedka garanwaaga ka samaynaysa dhuxusha  taasi oo ay hindiseen muwaadiniin reer Somaliland ah.

Wasiirka wasaarada deeganka marwo shugri ismaaciil bandare ayaa iyadu bogaadisay muwaadiniinka hirgaliyay warshada geedka garanwaaga oo dhibaato badan ku haya shacabka ka samaynaysa dhuxusha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS