WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Xuduudaha Dalka Iyo Awaamiir Kale Oo Ay Dul Dhigtay shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Gudida ka hortaga caabuqa coronavirus ayaa soo saaray go,aamo ale oo lagaga hor tagaya xanuunka duinada sida xawliga ah ugu faafaya

Sidoo kale gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa shaaciyay in guud ahaan xuduudaha somaliland xidhan yihiin,

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version