DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl.
March 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo xanuunka coronavirus ee aduunka saamaynta ba,an ku haya

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa shacabka ugu baaqay in ay uhogaansamaan awaamiirka xukuumada Somaliland ee la xidhiidhka ka hortaga coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/HQE75PTrEVo

COMMENTS
LINKS