WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin ka socda wasaarada caafimaadka somaliland oo uu horkacayo agaasimaha guud ee wasaaradu ayaa gaadhay magaalo xuduudeedka tog wajaale isagoo kormeer iyo indho indhay kusoo maray goobaha bahda caafimaadka somaliland ku baadhayaa dadka kasoo gudbiya dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version