WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Ganacsi Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Jig jiga.

Jig Jiga(W,N)- madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar cagjar oo ay weheliyaan maayarka magaalada jig jiga iyo masuuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray dhisme ganacsade oo muwaadin udhashay ismaamulka somalidu ka hirgaliyay magaalada jig jiga.

Sidoo kale madaxwayne mustafe ayaa shacabka ismaamulka somalida ugu baaqay in ay digtoonaadaan si ooga hortga caabuqa coronavirus.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version