DAAWO;-200 Oo Kamid Ah Dhalinyaradii Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranka Oo Laga Soo Caydhiyay Xarunta Carbiska Ee Dararwayne+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-200 Oo Kamid Ah Dhalinyaradii Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranka Oo Laga Soo Caydhiyay Xarunta Carbiska Ee Dararwayne+Sobobta!
March 25, 2020 - Written by Editor:

DARARWAYNE(W,N)- Masuuliyiinta Barnaamijka shaqo qaran Ayaa faah faahin Ka Bixiyay Sobobta  200 oo kamid ah Dhalinyaradii ku guulaysatay Wajigii labaad ee shaqo qaran oo Laga soo eryay Xarunta Carbiska ee Darar Wayne.

Sidoo kale masuuliyiinta barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradani kadib markii ay sameyeen baadhitaano ay noqdeen kuwo ay wax ka khaldan yihiin sifii ay kusoo gudbeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/uWcHyA4UFsA

 

COMMENTS
LINKS