WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Gargaar UFidiso Ardayda Reer Somaliland oo Ethiopia Ku Go’doonsan.

HARGAYSA(W,N)P-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo saamaynta xanuunka coronavirus oo aduunka faro baas ku haya

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa xuuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in gurmad ufidiso arday reer Somaliland oo waxbarasho ujoogay dalka itoobiya oo caabuqa corona virus ku go,doonsan goboladii ay joogeen,

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/epMe7V02tiY

Exit mobile version