WAR DEG DEG AH:-Taliyaha Laanta Socdaalka Wajaale Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee La Joojiyay Socdaalka Rakaabka ah Ee Isaga Gooshaya Somaliland iyo Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH:-Taliyaha Laanta Socdaalka Wajaale Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee La Joojiyay Socdaalka Rakaabka ah Ee Isaga Gooshaya Somaliland iyo Itoobiya.
March 26, 2020 - Written by Editor:

Tog-Wajaale(WJN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Cabdirashiid Axmed Xasan ayaa Goor-dhaweyd Shaaciyay in ay Xidhayaan Xuduudka u Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya Lixda Galabnimo ee Maanta Wixii ka Dambeeya, Rakaabka iyo Dadweynaha ukala Socdaalka Labada Dal Somaliland iyo Itoobiya.

Gaashaanle/Cabdirashiid Axmed Xasan(Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ee Fadhigiisu yahey Tog-Wajaale oo Warbaahinta lahadley,ayaa Sheegay in ay Fulinayaan ka Ciidan ahaan Awaamiirtii Gudida Heer Qaran ee ka Hortaga Crona-Virus sidaa daraadeedna Lixda Galabnimo Wixii ka Dambeeya uu Xidhan Yahey Xuduudka u Dhexeeya Labada Somaliland iyo Itoobiya, oo ah Dadweynaha Rakaabka ah ee ukala Socdaala Labada dal oo aan aheyn Ganacsiga u Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.

«Waxaanu ku Wargalinaynaa Dadweynaha Reer Somaliland in ay iska dhawraan Socdaalka tan iyo inta ay ka Dhamaanayso Mudada loo qabtey anakuna anagoo ah Saraakiishii Socdaalka Xuduuda u dhexeysa Labada Dawladood Somaliland, iyo Itoobiya, Waxa la Xidhey Lixdii Galabnimo Wixii ka Dambeeya, oo aan la ogolayn Dadweynaha Rakaabka ah oo aan aheyn Ganacsiga caadiga ah ee u Dhexeeya Labadda Dawlladood anakoo fulinayna Awaamiirtii kasoo baxey Gudida Heer Qaran Waanu joojinay Dadweynihii Rakaabka labada Dhinac Lixda Galabnimo Wixii ka Dambeeya Xuduudku Wuu Xidhan Yahey»

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews