DAAWO;-Fly Dubai Oo Maanta Soo Caga Dhigatay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fly Dubai Oo Maanta Soo Caga Dhigatay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Somaliland!
March 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Shirkada diyaaradaha caalamiga ee fly dubai ayaa maanta kasoo degtay garoonka cigaal international airport ee somaliland kadib hakad ku yimid duulimaadyadeedii mudo dhowr maalmood ah

Diyaaradan ayaa siday agab caafimaad iyo dawooyin kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS