WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fly Dubai Oo Maanta Soo Caga Dhigatay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Somaliland!

HARGAYSA(W,N)- Shirkada diyaaradaha caalamiga ee fly dubai ayaa maanta kasoo degtay garoonka cigaal international airport ee somaliland kadib hakad ku yimid duulimaadyadeedii mudo dhowr maalmood ah

Diyaaradan ayaa siday agab caafimaad iyo dawooyin kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version