Haayada Shaqaalaha Dawlada JSL Oo Soo Saartay Wareegto Shaqaalaha Dawlada Qaybo kamid Ah Lagu Fasaxayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Shaqaalaha Dawlada JSL Oo Soo Saartay Wareegto Shaqaalaha Dawlada Qaybo kamid Ah Lagu Fasaxayo!
March 26, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)Gudoomiyaha Hay’dda shaqaalaha dawalada Somaliland ayaa soo saartay go’aamo ku saabsan shaqaalaha dawlada ee shaqooyinkii ay qaranka u hayeen fasaxa ka noqon doona mudada lagu jiro ka hor tagga iyo u diyaar garawga xannuunka Corona Virus.

War ka soo baxay hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha hay’addaas Farxaan Aadan Haybe,Ayaa Wuxu Udhignaa Sidan;

 

 

COMMENTS
LINKS