WAJAALE NEWS

Haayada Shaqaalaha Dawlada JSL Oo Soo Saartay Wareegto Shaqaalaha Dawlada Qaybo kamid Ah Lagu Fasaxayo!

Hargeysa(W,N)Gudoomiyaha Hay’dda shaqaalaha dawalada Somaliland ayaa soo saartay go’aamo ku saabsan shaqaalaha dawlada ee shaqooyinkii ay qaranka u hayeen fasaxa ka noqon doona mudada lagu jiro ka hor tagga iyo u diyaar garawga xannuunka Corona Virus.

War ka soo baxay hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha hay’addaas Farxaan Aadan Haybe,Ayaa Wuxu Udhignaa Sidan;

 

 

Exit mobile version