DAAWO;-Muj Boobe Oo Markale Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Madaxda Maamulka Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muj Boobe Oo Markale Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Madaxda Maamulka Muqdisho.
March 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Muj Boobe Yuusuf  Ducaale ayaa markale jawaab kulul kabixiyay hadalo kasoo yeedhay masuuliyiinta dawlada somaliya oo ay ku sheeganayeen in ay xidheen hawada Somaliland

Muj boobe ayaa hadalka wasiirka maamulka madaxwayne farmaajo ku tilmaamay mid riyo ah isagoo hab suugaaneed ugu jawaab celiyay

Dhanka kale muj boobe ayaa fariin la xidhiidhka ka hortaga caabuqa coronavirus diray shacabka Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS