Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Caabuqa Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Caabuqa Coronavirus.
March 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa Magacabaay shan xubnood Oo Gudi farsamo ah lana  la shaqayn doonta gudida heer qaran Ee Madaxwaynaha Somaliland umagaacabay ka hortaga xanuunka coronavirus

Wasiirka warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan shanta xubnood ee uu umagacaabay in ay la shaqeeyaan gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus

Wareegtada magacaabista ee wasiirka warfaafinta oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska warqabadka ee shabakada Wajaalenews Ayaa wuxu udhignaa Sidan;

HALKAN KA AKHRI; WAREEGTADA MAGACAABISTA AH EE WASIIRKA WARFAAFINTA JSL;

 

COMMENTS
LINKS