Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid-19 Oo Ku Fashilmay Inay Sameeyaan Qorshe Qaran, Halka Ardaydiina Ethiopia Ka Timidna Suuqa Lagu Fasaxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid-19 Oo Ku Fashilmay Inay Sameeyaan Qorshe Qaran, Halka Ardaydiina Ethiopia Ka Timidna Suuqa Lagu Fasaxay!
March 28, 2020 - Written by Editor:

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Madaxweyne Muuse biixi Umagacaabay Gudi heer qaran Ah ka Kortaga iyo udiyaar Garowga cudurka dunida g’o doonka kala galiyay ee caronavirus covid-19Gudidaas oo ku guul daraystay

1;waxay ku fashilmeen inay sameeyaan ama u asteeyaan goobo mucayina oo dadka lagu baxnaaniyo dadka loo duhunsan-yahay inay Qabaan Caabuqan.

Sida Goobo caafimaad taas badalkeedana huteelo la dajinayo Dadka.

2:in suuqa lagu siidaayay dad ka yimid wadamada aad u Aafeeyay xanuun kani. Kana mid yihiin masuuliyiin xiilal ka haya dalka

3:Wali soomay Bandhigin misaaniyad cad oo dawladu Uqorshaysay wax ka qabashada iyo la taacilada xanuun kan

4:Wali waxa furan Xuduudaha Ethiopia aan wadaagno badankooda Waxana socda isku socodka ganacsiga

Sida JAADKA iwm

5:waxa ilaa shalay si xawliya dalka ugu soo guryo noqonayay Ardaydii dalka Ethiopia waxbarashada ugu maqnayd Kuwaasi oo gabi ahaanba suuqa lagu fasaxay.

QORE; XASAN MUUMIN.

COMMENTS
LINKS