WAJAALE NEWS

Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid-19 Oo Ku Fashilmay Inay Sameeyaan Qorshe Qaran, Halka Ardaydiina Ethiopia Ka Timidna Suuqa Lagu Fasaxay!

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Madaxweyne Muuse biixi Umagacaabay Gudi heer qaran Ah ka Kortaga iyo udiyaar Garowga cudurka dunida g’o doonka kala galiyay ee caronavirus covid-19Gudidaas oo ku guul daraystay

1;waxay ku fashilmeen inay sameeyaan ama u asteeyaan goobo mucayina oo dadka lagu baxnaaniyo dadka loo duhunsan-yahay inay Qabaan Caabuqan.

Sida Goobo caafimaad taas badalkeedana huteelo la dajinayo Dadka.

2:in suuqa lagu siidaayay dad ka yimid wadamada aad u Aafeeyay xanuun kani. Kana mid yihiin masuuliyiin xiilal ka haya dalka

3:Wali soomay Bandhigin misaaniyad cad oo dawladu Uqorshaysay wax ka qabashada iyo la taacilada xanuun kan

4:Wali waxa furan Xuduudaha Ethiopia aan wadaagno badankooda Waxana socda isku socodka ganacsiga

Sida JAADKA iwm

5:waxa ilaa shalay si xawliya dalka ugu soo guryo noqonayay Ardaydii dalka Ethiopia waxbarashada ugu maqnayd Kuwaasi oo gabi ahaanba suuqa lagu fasaxay.

QORE; XASAN MUUMIN.

Exit mobile version