WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wadayaasha Gaadiidka Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasaarada Gaadiid Oo Ku Khasbaysa In Ay Badalaan Liisamadooda.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Wadayaasha Gaadiidka Xamulka qaada ee somaliland ayaa sida fiinta uga qayliyay amaro iyo cashuurto qayral sharci ah oo wasaarada gaadiida iyo jidadku ku khasbayso in ay badalaan liisanka wadida gaadiid oo ay hore uga qaateen uun somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version