Masuuliyiinta Maamulka Punthland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qarax Caawa Fiidkii Ka Dhacay Garoowe Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Maamulka Punthland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qarax Caawa Fiidkii Ka Dhacay Garoowe Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
March 29, 2020 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Qarax ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada garoowe kadib markii qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay gudoomiyihi gobolka nugaal iyo xubno kale oo la socday kuwaasi oo ay soo gaadheen Dhaawacyo Kala Duwan Xaaladadoodana Lagu Dawaynayo Cisbitaalka Magaalada Garoowe.

Qaraxan ayaa waxaa ku geeriyooday qofkii isasoo miidaamiyay inta wali la ogyahay kaasi oo ka dhacay gudaha magaalada garoowe goob samxada.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka punthland ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxan iyo khasaaraha uu sobobay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS