DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Jabuuti, Sheegtayna In Ay Gacanta Ku Hayso Sedex Qof Oo Laga Shakisan Yahay Coronavirus! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Jabuuti, Sheegtayna In Ay Gacanta Ku Hayso Sedex Qof Oo Laga Shakisan Yahay Coronavirus!
March 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland ahna gudoomiyaha gudida ka hortaga  xanuunka coronavirus ayaa ka hadlay xaalada guud ee somaliland iyo tirada dadka looga shakisan yahay ee laga baadhayo caabuqa coronavirus

Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa jawaab ka bixisay eedo ay jbauuti usoo jeedisay somaliland  taasi oo sheegtay in sedex qof oo dhinaca somaliland kasoo galay laga helay caabuqa coronavirus

Dhanka somaliland ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayso sedex qof oo xuduuda lawyo cado kasoo talaabay oo laga baadhayo canuunka coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS