WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobol,Degmada Gabiley Oo Baafinaysa Maxamed Muuse Khaliif Oo Ka Xanuusanaya Dhimirka.

GABILEY(W,N0-Maxkamada gobol degmo gabiley ayaa baafinaysa maxamed muuse khaliif oo dhinaca maskaxda ka xanuunsanaya kaasi oo dadkiisu ay tahay 35jir iydoo mudo maxkamadu gacanta ku hayso.

Sidoo kale waxaa cidkasta oo ninka wajigiisa garata waxaa laga codsanayaa in ay ka hawlgalaan sdii loo heli lahaa eheladiisii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version