DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil!
March 30, 2020 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)- Alle ha unaxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada boorama Taliyihii degmada arabsiyo Ee Gobolka gabiley Marxuum abiib oo ku magac dheeraa cawil  oo xalay geeriyooday magaalada gabiley maanta lagu aasay boorama.

Waxaana aaska taliyihii degmada arabsiyo kasoo qaybgalay maamulka gobolka gabiley ka degmada,maamulka gobolka awdal ,saraakiil ka socotay ciidamada kala duwan ee qalabka sida  iyo boqolaal kamid ah dadwaynaha ku dhaqan gobolka  gobolada gabiley iyo boorama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS