DAAWO;-Siyaasi Rashiid J, Dhari Oo Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada, Sheegayna Sobobta Ay Udiideen Ansixinta Labadii Xubnood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid J, Dhari Oo Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada, Sheegayna Sobobta Ay Udiideen Ansixinta Labadii Xubnood.
March 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf(Sheekhul Axmar) Oo kamid masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa banaanka keenay sobobta ay golaha wakiiladu udiideen ansixinta labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku usoo xuleen kamid noqoshada komishanka doorashooyinka

Siyaasi rashiid ayaa sheegay in golaha wakiiladu difaacanayeen mudo kordhintii sharci darada ahayd ee guurtidu usamaysay islamarkaana ay kuraasta ka dhigteen

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa shacabka somaliland usoo jeediyay talo la xidhiidha ka hortaga xanuunka coronavirus,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS