DAAWO;-Suldaan Siciid Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Fadhi Gaab Ee Gobolk Sanaag Iyo Fariinta Uu Xukuumada Udiray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Siciid Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Fadhi Gaab Ee Gobolk Sanaag Iyo Fariinta Uu Xukuumada Udiray.
March 30, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Midkamid ah madaxdhaqameedka gobolka sanaag suldaan siciid ayaa ka hadlay dil fool xun oo habeenkii xalay ahayd ka dhacay deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag kaasi oo lagu dilay laba qof nin iyo qof dumar ah

Suldaanka ayaa xukuumada  ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado cidkasta oo falkaasi qayb ka ahayd isagoo ka madaxdhaqameed ahaana balan qaaday in ay xukuumada la shaqayn doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/ECRgZ3ZXBoo

 

COMMENTS
LINKS