Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus.
March 30, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Golaha Deegaanka Ee Degmada Gabiley Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golahaasi ahna Duqa Magaalada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi, ayaa noqday Maamulkii u horreeyey dowladaha Hoose ee magaalooyinka dalka ee Shacbi-weynaha u soo bandhiga wacyi-gelin ku saabsan qaabka looga hortago, loogana feejinaado Caabuqa CoronaVirus oo saamayn taban ku haya isla markaana si xawli ah ugu fidaya caalamka.

Muuqaalkan Wacyi-gelinta ah oo lagu soo bandhigay tallaabooyinka ay mudan tahay in qofku sameeyo si looga hortago faafista cudurka COVID-19 ee ka dhasha Caabuqa Coronavirus, ayaa waxaa bulshada ku dhaqan gobolka gabiley iyo guud ahaan shacabka Somaliland la wadaagay Golaha Deegaanka ee Degmada Gabiley.

HALKAN KAGA BOGO FARIINTA WACYIGALINTA EE KA HORTAGA CAABUQA CORONAVIRUS EE GOLAHA DEEGAANKA GABILEY;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews