WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Soo Saartay Amaro Lagu Mamnuucayo Qodista Ceelasha Biyaha Ee Deegaanada Dalka Qaarkood.

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo maamulka gobolka maroodi jeex ayaa soo saaray amaro lagu mamnuucayo in wax ceelal biyood ah laga qodo deegaanka daarasalaamee gobolka maroodi jeex iyo gobolada dalka qaarkood.

Masuuliyiintan ayaa sheegay in cidii amarkaa jabisa ee lagu qabto iyadoo wax ceelal qadaysa laga qaadi doona talaabo adag

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version