Somaliya Oo Qiratay In Ay Ku Guuldaraysatay Joojinta Duulimaadyada Diyaarada Ethiopain Airlines Ay Ku Tagto Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliya Oo Qiratay In Ay Ku Guuldaraysatay Joojinta Duulimaadyada Diyaarada Ethiopain Airlines Ay Ku Tagto Somaliland.
March 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada somaliya oo tiroba dhowr jeer usheegatay warar aanay lahayd go,aaminteeda ayaa aakhirkii qiratay in ay ku guuldaraysatay joojinta diyaarada itoobiyaan airlines ay ku tagto madaarka casimada Somaliland ee hargaysa.

Wasiirka gaadiid Ooomaar ooh ore ushaaciyay in ay joojiyeen diyaarada itoobiya safaradii ay ku imanaysay ayaa hadana sheegtay in ay joojin kari waayeen duulimaadyadeeda hargaysa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS