Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus.
March 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa la wareegay cisbitaal gaara oo uu leeyahay muwaadin reer somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu gaar unoqon doono dadka looga shikiyo caabuqa coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS