WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus.

HARGAYSA(W,N)Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa la wareegay cisbitaal gaara oo uu leeyahay muwaadin reer somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu gaar unoqon doono dadka looga shikiyo caabuqa coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version