War Deg Deg Ah; Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Labadii Qof Ee Uhoreeyay Ee Jsl Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Gobolada Ay Ku Sugan Yihiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Labadii Qof Ee Uhoreeyay Ee Jsl Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Gobolada Ay Ku Sugan Yihiin!
March 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida ka hortaga caabuqa corona virus oo uu horkacayo wasiirka wasaarada caafimaadku ayaa goor dhawayd shaaciyay labadii kiis ee ugu horeeyay ee somaliland laga helo dad qaba xanuunka coronavirus

Wasiirka sidoo kale wasirka caafimaadka ayaa sheegay labada qof ee laga helay in ay kala yihiin qof chines ah iyo muwaadin reer somaliland oo kayimid dalka ingiriiska

Labada qof ee laga helay xanuunka coronavirus ayaa ku kala sugan magaalada burco iyo berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS