DAAWO;-Sidee Loo Aasayaa Qofka Muslimka Ah Ee U Dhinta Xanuunka Coronavirus? Sheekh Maxamed Shibli. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sidee Loo Aasayaa Qofka Muslimka Ah Ee U Dhinta Xanuunka Coronavirus? Sheekh Maxamed Shibli.
March 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Dad tiro badan ayaa udhintay xanuunka dunida sida waxliga ah ugu faafay ee coronavirus kaasi oo kalaaftay boqolaal kun oo kamid ah dadka ku nool caalamka.

Hadaba Qofka muslimka ah ee u dilo caabuqa coronavirus side loo aasayaa sheikh maxamed shibil ayaa ka hadlay wax ay diintu ka qabto qofka muslimka ah ee u dhinta xanuunka coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO SHEEKHU WAXA UU KA YIDHI!

COMMENTS
LINKS