WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sidee Loo Aasayaa Qofka Muslimka Ah Ee U Dhinta Xanuunka Coronavirus? Sheekh Maxamed Shibli.

HARGAYSA(W,N)- Dad tiro badan ayaa udhintay xanuunka dunida sida waxliga ah ugu faafay ee coronavirus kaasi oo kalaaftay boqolaal kun oo kamid ah dadka ku nool caalamka.

Hadaba Qofka muslimka ah ee u dilo caabuqa coronavirus side loo aasayaa sheikh maxamed shibil ayaa ka hadlay wax ay diintu ka qabto qofka muslimka ah ee u dhinta xanuunka coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO SHEEKHU WAXA UU KA YIDHI!

Exit mobile version