DAAWO;-“Ciidanku Waxay Ii Gaysteen Jidh Dil” Maamulka Hotelka Mansha Allah Oo Ka Hadlay Tacadi Iyo Burburin Dawlada Hoose Kula Kacday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“Ciidanku Waxay Ii Gaysteen Jidh Dil” Maamulka Hotelka Mansha Allah Oo Ka Hadlay Tacadi Iyo Burburin Dawlada Hoose Kula Kacday.
April 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Cidamada dawlada hoose oo saaka si badheedh ah uburburay meherado ganacsi oo ku yaala magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada jig jiga agagaarka kaalinta jano gaaban.

Midkamid ah maamulka huteelkan ayaa sheegay in ciidamadu kula kaceen jidhdil iyo khsaare laxaad le oo ay gaadhsiiyeen meheradan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS