Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Ku Daba Jirto Dadkii La Kulmay Labadii Qof Ee Laga Helay Caabuqa Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Ku Daba Jirto Dadkii La Kulmay Labadii Qof Ee Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
April 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay ku daba jirto soo qab qabashada dadkii la kulmay labadii qof ee laga helay coronavirus oo ku kala sugan magaalooyinka burco iyo berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS