“Ninkii Cudurka Laga Helay Wuu Ka Bogsaday Wuuna Caafimaaday..” Maamulka Togdheer Oo ka Hadlay Xaaladda Qofka Laga Helay COVID 19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ninkii Cudurka Laga Helay Wuu Ka Bogsaday Wuuna Caafimaaday..” Maamulka Togdheer Oo ka Hadlay Xaaladda Qofka Laga Helay COVID 19.
April 1, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maamulka gobolk togdheer ayaa sameeyay wacyi galin ku saabsan ka hortaga xanuunka coronavirus

Sidoo kale maamulka gobolka togdheer ayaa digniin udiray dadka wali wada waxbarashadii dugsiyada malcaamadaha iyo hilib layda iyo goobaha dadku iskugu yimaadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS