“Culimo Awdiinta Waxaa Looga Baahan Yahay Masalooyinka Cudurkan Ina Haysta Jawaabahoogii”Dr Axmed Xuseen Cise. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Culimo Awdiinta Waxaa Looga Baahan Yahay Masalooyinka Cudurkan Ina Haysta Jawaabahoogii”Dr Axmed Xuseen Cise.
April 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dr Axmed Xuseen Ciise Oo ka hadlayay Kulankii gudida ka Hortaga xanuunka coronavirus Ay layeesheen culimo awdiinta iyo dhakhaatiirta dalka isagoo ayaa bandhigy siyaabooyinka kaliya ee lagaga hortgai karo xanuunka sida xawliga ufaafaya

Sidoo kale dr axmed xuseen ayaa culimo awdiinta dalka  baaqay in looga fadhiyo masalooyinka diiniga ah ee xanuunka iyo taariikhda islaamku xanuunadii soo dhacay siyaabihii looga hortagay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS