Gudida Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus Oo kulan La Yeeshay Culimada Iyo Dhakhaatiirta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus Oo kulan La Yeeshay Culimada Iyo Dhakhaatiirta Jsl.
April 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudida Heer Qaran ee madaxwaynaha jsl umagacaabay ka hortaga xanuunka coronavirus ee aduunyada sida xawliga ugu faafay ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula yeeshay culimada iyo qaybo kamid ah dhakhaatiirka Somaliland.

 

Kulan oo ujeedadiisu ahayd sidii lays kaga kaashan lahaa ka hortga caabuqa coronavirus iyadoo culimada loogu baaqay in ay doorkooda ka qaataan soona saaraan diinta islaamka iyo siyaabaha ay banaysay ee looga hortago cudurada faafa iyoxakamayntoodaba.

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay culimo awdiin iyo dhakhaatiir iyo xubno kamid ah gudida ka hortaga xanuunka coronavirus,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS