WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Fulisay Olole Lagu Banaynayo Agagaarka Wadooyinka.

HARGAYSA(W,N):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa oo ay wehelinayaan Masuuliyiin kasocoday wasaarada arrimaha gudaha jsl iyo laamaha ciidamada amaanka qaranka somaliland ayaa maanta baneeyey islamarkaana baabiyey dhismayaal soo galay wadooyinka Caasimada hargeisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/FtdgieioDRQ

 

Exit mobile version