WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dhalinyaro Baratay Culuunta Caafimaadka Oo Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Ka Wacyigaliyay Halista Xanuunka Coronavirus!

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid Ah Dhalinyarada reer Somaliland ee Culuunta caafimaadka kusoo bartay dalka dibadiisa ayaa barnaamij mutadawacnimo oo bulshada lagaga wacyi galinayo ka hortaga xanuunka coronavirus ka fuliyay xaafado kamid ah Magaalada Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version