INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Waxa uu Tacsi gaar ah u Dirayaa Qoyska Qaraabada iyo Eheladda, iyo Qaranka Somaliland oo dhan Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey Nuur oo ku Geeriyooday Maanta 16/04/2020 Dalka Mareykanka isagoo, illaahay uga baryay Marxuumka inuu janada Fardawsa ka Waraabiyo Guud ahaana Eebe Samir iyo Iimaan inaka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin .