H a m b a ly o H ambalyo;Xuska Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
H a m b a ly o H ambalyo;Xuska Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may.
May 19, 2020 - Written by Editor:

18 MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale, Waa maalintii Dib ula soo noqoshada hungawgii midawga Koonfur, waa maalintii aynu yagleelnay calanka saddexda midab ah xidigtu wehiliso kuna xardhan yahay tawxiidku, waa maalintii aynu tusnay beesha caalamka in aynu nahay dal isku filan una dhamays tiran yahay hanaankii/haykalkii dawladnimo ee saddexda dhadhaar ahaa (Sharci dajin, Garsoor iyo Fulin), waa maalintii soo noolaysay 26june ee xornimadeenii xiiso u gaynay koonfur kana dhaxalnay burburkii ba’naa iyo baaruudii na asqaysay ee nagu habsatay, waa maalintii Qaranka JSL, waa maalintii si fayow oo go’aan ku dhisan u tashanay, waa maalintii ciroole iyo caruurba lagu wada xusaayay kal iyo laab midaysan.

Hambalyo Hambalyo

waxa aan hambalyada maalintan waa 18may e’u Dirayaa

– Bulshada JSl

– Madaxweynaha Jsl “Mudane: Muse Bixi

Cabdi”

– Gudoomiyaha Xisbiga Wadani “Mudane:

Cabdiraxman Cabdillahi”

– Gudoomiyah Xisbiga Ucid “Mudane: Faysal

Cali”

– Gudoomiyaha Golaha Wakiilada “Mudane

Baashe”

– Gudoomiyaha Golaha Guurtida “Mudane:

Saleebaan (Nuur)

– Gudoomiyaha Maxkamada Sare “Mudane:

Farxan X. Cali”

– Ciidanka Qaranka Jsl

– Ciidanka Police ka JSl

* Laanta Ilaalada Nebadgelyada

wadooyinka.

* Laanta RRU

* Laanta SPU

– Ciidanka Asluubta JSL

– Ciidanka Ilaalada Xeebaha

– Laanta Socdaalka

– Culumo Aw Diinka JSL

– Aqoon Yahaynka JSL

-Waayeelka iyo Wax Garadka JSL

– Ururada Haweenka JSL

– Ururka Suxufiyiinta

– Ururada dhalinyarda JSL

Waxa aan leeyahay Hambalyo Hambalyo Alleh sanadkaa sanadkii sa ha inagu gaadhsiiyo Nabad qab, Horumer waara iyo Aqoonsiga Qaranka JSL.

W/Q. Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab)

COMMENTS
LINKS