WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Dadka Danyarta Ee Ku Nool Magaalada Jig Jiga.

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Ismaamulka somalida ee itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (mustafe cagjar) Oo Ay weheliyaan wafti ka socda xisbiga PP ee Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa kulan afur ah la qaatay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalo madaxda ismaamulka somalida ee Jig jiga.

Madaxwayne mustafe cagjar iyo masuuliyiinta ka socday xisbiga heer fadaraal ee dalka itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada afur sharafeedkan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version